Walow

Qaabnaxa: Xiriiriye | Conjunction Isrogrogga:

1. (nax.) Xataa, xataaba. Tus. “Walow anigu waan aqaan”. 2. (nax.) In kastoo. Tus. “Dadka si caddaalad wax ugu qabo, walow taa ay adag tahay”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walow

inkasta |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg