Wanantume
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)Qori geed jilicsan ka samaysan oo leh qaab burris ama dubbe oo wananka lagu tumo; tutume.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wanantume ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg