Wandhar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Hilib sidii sar la dhisay loo kala baxshay, loo safay. ld wandharid.


Wandhar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax la qalay saafid ama kala bixin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wandhar

wandharan | wandharid | wandharnaan | wandharnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg