Wankalaali

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Bootin dheer oo fardaha iwm sameeyaan. ld wankalaalis.


Wankalaali

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Faras iwm, tog ka bootin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wankalaali

wankalaalin | wankalaalis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg