Waraabso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Nafley oomman biyo siisasho. 2. Beer oomman biyo ku duwasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waraabso

waraabsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg