waraari
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ryay, -riday; -ryi)

Wax ruxid ama jiljilid (gilgilid).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waraari

saynwaraari [m.l]
Dabaruxidda xoolo ugaar iwm sameeyaan.

saynwaraari [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Ugaar, xoolo iwm dabo ruxid samayn.

saynwaraarin [m.dh]
ld saynwaraaryid.

waraaryid [m.f.dh]
eeg waraari.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg