Waraf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)Xarig qaylo dheer oo lagu ilaalsho beeraha; qawle; jacle; jeedalqawle.
Waraf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Welwel ama xanuun lala seexan waayay. ld weref¹.
Waraf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rfay, -rafday; -rfi)Welwel ama xanuun la seexan waayid. ld weref².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waraf ↴
warfid | weref | weref |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg