wareemid
(m.f.dh)

eeg wareen². ld warmayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wareemid

bakhtiwareemid [m.dh]
ld baqtiwareemid.

baqtiwareemid [m.f.dh]
eeg baqtiwareen². ld bakhtiwareemid, baqtiwareen¹.

bogdoox [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Cadow iwm dhinac ka wareemid. 2. Haweeney si caadi ah u dhaliweydey si ilmaha looga dhaliyo caloosha dhinac ka qalid.

tafwareemid [m.dh]
ld tafwareemasho.

warmayn [m.dh]
ld wareemid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg