wariye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Qofka wararka tebiya. ld weriye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wariye

weriye [m.l]
ld wariye.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg