warqabid
(m.f.dh)

eeg warqab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warqabid

kormeer [m.l] (-rro, m.dh)
Baaris iyo ka warqabid hawl iwm socodkooda iyo baahidooda.

xoghayn [m.dh]
1. (-no, m.l) Xafiiska xoghayaha. 2. Wax xogtooda runta ah, hayn, ka warqabid; xog'ogaalnimo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg