Warsheeg

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld warsheegid.


Warsheeg

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

War qarsoon sheegid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga warsheeg

dhuxdhuxle | warsheegid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg