warwarsanaan
(m.dh)ld walwalsanaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warwarsanaan ↴
walwalsanaan [m.f.dh]
eeg walwalsan. ld walwalsanaansho, warwarsanaan, warwarsanaansho.
warwarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld walwalsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg