wasaayad
(m.dh) (-do, m.l)

1. Dardaaran qoran. 2. Wakiilashada cid la wakiisho. ld wisaayad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wasaayad

wisaayad [m.dh]
ld wasaayad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg