Washaaqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.dh)

Dhul biyabaxo ah oo ceelal gaaggaaban laga qoto. ld warshaaqo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga washaaqo

warshaaqo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg