wasladee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

1. Hilib waslado u jarjarid. 2. Wax qaybo u jarjarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wasladee

wasladayn [m.f.dh]
eeg wasladee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg