Waxaraxir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(c.fal.) Meerayaasho qorraxda tan ugu iftiin badan, waxayna u dhexeysaa dhulka iyo dusaaga (cuddaarka) sannakeedu waa 225 maalmood, qorraxdana waxay u jirtaa toddobaatan ku dhowaad malyuun oo mayl; xiddigta waaberi; sahra.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waxaraxir ↴
bakaal | meere |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg