waxyeellayn
(m.f.dh)eeg waxyeellee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waxyeellayn ↴
hangaggurree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
1. Canaan kulul cid u jeedin. 2. Qof si sir ah u waxyeellayn.
mu'aammarad [m.l] (-do, m.l)
Dibindaabyo qarsoodi ah oo cid lagu waxyeellaynayo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg