Weheliyaha fididda dhererka

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yayaal ..., m.l/dh)

(fiis.) Summad a. Korodhka dhererka adke ee hal halbeeg oo dherer ah, marka heerkulku kor u kaco hal digrii. Selsiyas (1 C°), cadaadiskuna yahay madoorsoome.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weheliyaha fididda dhererka


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg