Weji didsan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo ..., m.l)

(kiim.) Xaalad atam, molikuyuul, ama hab kale oo leh tamar ka badan tan uu leeyahay marka uu degganyahay.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weji didsan


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg