Weji-dayaxeed
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo ..., m.l)(c.fal.) Heerarka kala duwan ama isbeddellada muuqaalka oo dayaxu maro markuu ku wareegayo dhulka, waxaana loo yaqaannaa dayax cusub, dayax buuxa, iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weji-dayaxeed ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

