Wejifur
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Hadiyad gabdhaha la arooso uu siiyo ninka wax aroosay kolka la gurigeeyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wejifur ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

