Weris

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. ld waris. Nooc ka mid ah dhirta. 2. ld waris. Dhoobo loo adeegsado si loo midibeeyo dharka ama timaha. 3. ld warin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weris

dardaarweris | warin | waris |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg