weydaarin
(m.f.dh)weydaari.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weydaarin ↴
dabammari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax, wax kale weydaarin. 2. U d.: wax, wax kale dambeysiin.
dhafandhaaf [m.l]
1. Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah isu weydaarin. 2. Hab wax loo taxo iyadoo laba wax oo aan isku nooc ahayn si talantaalli ah la isugu xijinayo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg