Weydaarsan
Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax, wax kale dhaafsan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weydaarsan ↴
tacaddi | weydaarsanaan | weydaarsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg