Weylaalis

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-so, m.l)

Hargo badan oo waylo ama ari yaryar laga baxshay oo la isku tolay oo la goglado.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weylaalis

waalli | hargaweylaalis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg