weynow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)1. Nafley wax weyn noqosho. 2. La w.: wax weyn cid ugu muuqasho. 3. Isla w.: qab iyo kibir isu yeelid. 4. Iskala w.: qof cid iska sarreysiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weynow ↴
hanweynow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Qof hanweyni qaba noqosho.
weynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg weynow. ld weynaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg