Weyrax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dagaalka xoolaha dhalay (lo') oo ay dagaallamaan kolkay ubadkooda u baqaan. 2. Caro; gedood.


Weyrax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Neef xoolo ah oo dhalay markuu dhashiisa u baqo gadoodid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weyrax

aabiweyrax | duuf | weyraxi | weyraxid | weyraxin | weyraxsan | weyraxsanaan | weyraxsanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg