Wiifow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

1. Geed wareegsan oo fardo qoryo ah iyo kuraas lagu fariisto leh oo carruurta lagu ciyaarsiiyo. 2. Kursi meel ka laallaada oo carruurta lagu ruxo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wiifow

wif | wiif | wiifi | wiiflee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg