Winiini-elektaroon

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Tirada kuwaan-tam ee winiiniga oo lagu asteeyo m ; kana tarjumaysa winiiniga elektaroon kasta, waxa-na la siiyaa qiimeyaasha +1/2 ama -1/2.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga winiini-elektaroon


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg