Wiyil
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)Nafley aad u weyn oo labo gees wejiga ku leh, waxaa ku gaashaa-man harag aad u qiro weyn una adag.
Wiyil
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Nafley aad u weyn oo labo gees wejiga ku leh, waxaa ku gaashaa-man harag aad u qiro weyn una adag.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wiyil ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

