xaadso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Ul, qori iwm sulub ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaadso

xaadsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaadso. xaadso

laballixaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Xoog u socosho.

laxaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld lixaadso.

lixaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Xoog yeelasho. ld laxaadso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg