Xaakin
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. (-nno/-immo, m.dh) Gar yaqaan ama qaalli maxkamad u jooga in uu dadka u garnaqo. 2. Qof aan eex samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaakin ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

