Xaako
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhacaan adag oo afka ka soo baxa oo ka yimaada oogaada xuubabkeeda jilicsan kolka ay bukoodaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaako ↴
xaakoo | xaakood | boronkiito | xiiqdheer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg