Xaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax xaaqid.
Xaar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rar, m.l)Saxaro. Saxaro
Xaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Xaar dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaar ↴
faajir | faajirad | haamanad | uurxaaran | uurxaarnaan | uurxaarnaansho | xaaraamayn | xaaraamaysan | xaaraamaysnaan |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

