Xaarin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno/-immo, m.dh)Weel, fidsan, godan, wareegsan oo badanaa caw ka samay-san oo badarka lagu haadiyo ama lagu kala saaro.
Xaarin
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg xaari.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaarin ↴
xaarsiin | xaarxaarin | masaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg