Xaasha

Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:

1. Xumo ka fog, ka dheer; taasna daa; maya. 2. Erey la yiraahda kolka wax loo bogo; baga!

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaasha


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg