Xabag
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (-bko, m.l) Dhacaan geedaha qaarkood ka yimaada ama laga liso oo kolkii uu neecaawda dareemo isqabsada oo adkaada. 2. Hunguriga cad meesha curtu ku taal; cune; dig.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xabag ↴
xabagbarshe | xabagbarshi | xabagbarsho | xabagdhiig | xabkayso | anqaas | arah | arah | arahdoono |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg