Xabbaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Qaybinta la qaybiyo xoolo la soo dhacay.
Xabbaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Xoolo la soo dhacay qaybin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xabbaar ↴
xabbaarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg