Xabbis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Dadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld xabsi.

Xabbis

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Qof xabsi gelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xabbis

xabbisan | xabbisid | xabbisnaan | xabbisnaansho | xabsi | huuri | huursan | xiro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg