Xabeeb

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Codka dadka oo qeex-naantu ka ba'do ama si fiican u soo bixi waaya, dalqada iyo cunaha oo wax gaareen darteed.

Xabeeb

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Cod, xabeeb yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xabeeb

xabeebi | xabeebid | xabeebin | xabeebsad | xabeebsan | xabeebsanaan | xabeebsanaansho | xabeebsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg