Xadaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(nax.) Goyn shaqal ka mid ah erey. Tus. “garab + o -> garbo”.
Xadaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dfay, -daftay; -dfi)Xaraf ama erey ka tegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xadaf ↴
xadfid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg