Xaddi-roobaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo ..., m.l)(juqr.) Wadarta inta roob ah ee la dhigay meel waqti lagu siiyay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaddi-roobaad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg