Xadiidin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-imo, m.l)

Meel digdigo ah oo aan geed lagu arag.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xadiidin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg