Xafiiltan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:ld xafiiltamid.
Xafiiltan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Laba qof xifaalootamid ama is xifaalayn. ld xifaal-tan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xafiiltan ↴
xafiiltamid | xifaaltan |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

