Xagli

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

U x.: shay xaggiisa u janjeerid; u iilasho; u eexasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagli

xaglin | xaglis | xaglis | xaglisid | saddex-xagal dhinacyo isle'eg | saddex-xagal isma le'eke | xeerka sayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg