Xaglo-isqummiye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)(xis.) Lammaane xaglo ah oo wadartoodu tahay xagal qumman ama P/2 gacansin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaglo-isqummiye ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg