Xagxag

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Nabarro yaryar oo aan qotodheereyn oo ku yaal wax dushooda sare. 2. Cunto la kariyay inta weelka dhinacyadiisa ku dhegta.


Xagxag

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Nabarro yaryar oo aan qoto dheereyn wax dushooda sare gaarsiin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagxag

xagxagasho | xagxagid | xagxago |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg