Xal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Maaro; mushkilo ama mas'alo maaro u helid.

Xal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Biyo yar oo wax lagu dhaqay.

Xal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Biyo yar weel ku mayrid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xal

gaabsi | yaanbo | baadibooliye | caaddifi | haamanad | jabbu | nabad-jeceyl | wacal | wacal | xaaraan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg