Xamakow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Geed aan dhulka ka kicin oo leh laamo buurbuuran oo wada hilib iyo biyo ah oo dusha kurtummo yaryar oo badan ku leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xamakow ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg