Xamdi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Mahad; shugri; xamdinnaq.


Xamdi

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Ku x.: Eebbe u mahad naqid; shukrin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xamdi

xamdinnaq | xamdinnaq | xamdinnaqid | xamdiyid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg